rugni
(m.l)ld rukni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rugni ↴
rukni [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Tiirarka diinta Islaamka mid ka mid ah. 2.Tiirarka guriga uu ku taaganyahay mid ka mid ah. 3. Tiirarka salaadda mid ka mid ah. ld rugni, rukun¹ (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg