Ruji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Geed dhulka xoog uga fujin. 2. Ku r.: cid nabar xoog ugu dhufasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ruji ↴
abqaad | baraaruji | baraarujin | baraarujin-caafimaad | baraarujis | fuji | rujin | rujis | tallaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg