ruqso
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Idan; fasax. 2. Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo. 3. Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad.
ruqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Geed si xoog leh dhul uga siibasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruqso ↴
durruqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si itaal yari iyo jirro ka muuqato u socosho.
duruqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld durugso.
ruqsad [m.dh]
ld ruqso¹.
ruqsasho [m.f.dh]
eeg ruqso².
ruqsee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
Qof ruqso siin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg