ruxmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)ld ruxan¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ruxmo ↴
ruxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay)
Wax la ruxay noqosho (laan geed, haan caano ku jiraan iwm). ld ruxmo.
ruxmasho [m.f.dh]
eeg ruxmo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg