Saamiggal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(xis.) Isgarabdhigidda laba ama dhawr saami. Haddii, tusaale ahaan, a, b, c ay yihiin saddex tiro oo ay a:b:c = 2:3:5, warkaa a/2, b/3, c/5 waxa la yiraahdaa waxa ay saamiggal u yihiin 2, 3, 5, xiriirkuna waxa loo muujin karaa a=b=c. Sidaa oo kale, waxa aan oran karna a:b = 2:3, b:c = 3:5, iyo a:c = 2:5.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saamiggal

xaddi leeb | histoogaraam | isu'eg | itaal | xeer fal-cuf | xeerka danab-soocidda Faaradhay | xeerka Jaarles | xeerka Kuulam | xeerka 2aad ee Niyuuton |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg