Saayir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dhaqaalayn; turaal gaar ah oo laysu galo.

Saayir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Cid macaamil wanaagsan oo wax isdhaafsi leh la yeelasho. 2. La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saayir

saayiraad | saayirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg