Sabar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Dulqaad. 2. (-rro, m.dh) Jirka dadka, qaarka sare iyo qaarka dambe inta u dhexeysa; moxog. 3.(-rro, m.dh) Buur salkeed. ld sabbur¹, sabir (2), samir¹.
Sabar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bray, -bartay; -bri)1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabar ↴
sabarad | dhex | gunto | sabarsii | sabarsiin | sabarsiis | sabbur | sabbur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg