Sabarad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Tib bir ah oo dhinac fiiqan leh oo ceelasha iyo dhulka adag lagu qodo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabarad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg