Sabbaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo. 2. S. ah: qof araggiisa la karahsado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabbaax

xaani | sabbaaxad | xeeb |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg