Sabeenxir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Raali gelinta qof gef lagu sameeyo la raali geliyo. ld subeenxir¹.

Sabeenxir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof lagu sameeyey gef raali gelin. ld subeenxir².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabeenxir

sabeenxirid | subeenxir | subeenxir | subeenxirid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg