Sabuurad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Loox ballaaran oo afar gees ah, badanaa midab leh oo jeeso wax lagula qoro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabuurad

baabbi'i |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg