Sacabso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku maalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sacabso

sacabsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg