Sacabtun
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-umay, -untay; -umi)1. Calaacalaha isku dhufasho. 2. Sacab cayaarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sacabtun ↴
sacabtumid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg