Sadar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Xarriiq toosan oo xaashiyaha wax lagu qoro loo yeelo. 2. Qoraal xaashi ku qoran oo hal diillin iskula yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadar

beyd | sadarraysan | sadarraysnaan | sadarraysnaansho | sadarree | sadarreyn | sadarreys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg