Saddex-xagal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Shaxan saddex gees leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddex-xagal

ahraam | fansaar-tirigonometari | saddex-xagal dhinacyo isle'eg | saddex-xagal isma le'eke | saddex-xagal labaale | saddex-xagalley | shakaal | shaxan joomitiri | tirigonometeri |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg