Saddexan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira. 2. Koox ka kooban saddex cunsur.


Saddexan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)

Dheddig wax laba ilmood leh ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddexan

kodhon | saddexanyo | saddexnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg