Saddexqad

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. Kal saddex beri biyaha laga qado. 2. S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin.

Saddexqad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xoolo nugul ah saddex beri biyo moogaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saddexqad

saddexqadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg