Sadkax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed nagaar yar oo leh laamo iyo caleemo jilicsan iyo miro la cuno, askax. 2. Miraha geedkaasu dhalo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadkax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg