Sadqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Xoolo allabari ahaan loo qalo. 2. S. ah: qof aan qiimo lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadqo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg