Saf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.

Saf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Wax saf gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saf

oomane-u-eke | qaafilo | saad | saafir | waalo | xalli | ambabbixi | arah | arah | badmar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg