Saafir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Meel safar u aadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saafir ↴
saafirid | masaafir | masaafir | masaafiri | masaafirid | masaafirin | masaafiris | masaafirsan | masaafirsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg