Sagaaromuri
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)Nooc sagaarada ka mid ah kana yara waaweyn oo leh midab ciiromadow xigeen ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagaaromuri ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg