Sagaashan
Qaabnaxa: m.l.t. Isrogrogga:Tiro ka kooban sagaal meelood oo min toban ah; sagaal tobnaad; “90”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagaashan ↴
kumaad | sagaashamaad | sagaashameeye | sagaashanaad | sagaashaneeye | sagaashaneeyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg