Sagsaag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. Googoynta shaqo loo googooyo. 2. Si isweydaar ah oo makiinadda harqaanku dunta dharka ugu tosho. 3. S. ah: qof aan si joogto ah u imaan oo googoys badan. 4. S. ah: makiinad harqaan oo si isweydaar ah wax u tosha.

Sagsaag

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Hawl iwm ka maqnaansho. 2. Hawl si xun u qabasho. 3. Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagsaag

sagsaagad | sagsaagan | sagsaagasho | sagsaagid | sagsaagnaan | sagsaagnaansho | sagsaagnimo | sagsaago |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg