Sahal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax aan dhib lahayn ama fudud.

Sahal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hlay, -hashay; -hli)

Wax fududayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sahal

fududayso | fududee | fududow | fulaaliso | fuqdo | galli | geed-adayg | jilci | jugleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg