Sahamiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Qof meel loo diro si uu u soo arko oo uga war keeno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sahamiye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg