Sahan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Aadidda meel la aado si looga war keeno. 2. S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sahan ↴
nasahan | sahansan | sahansanaan | sahansanaansho | sahansasho | sahanso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg