Sakaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakaar

laabtaxaw | deyl | gabxarar | halow | lafsakaar | sakaarjab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg