Sakatisan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax naxsan ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakatisan ↴
sakatisanaan | sakatisanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg