Sakhraansan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakhraansan ↴
alaalax | sakhraansanaan | sakhraansanaansho | sakhradeysan | sakhradeysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg