Alaalax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Socod lala dhacdhacayo tabar darro awgeed; 2. A. ah: qof sakhraansan.

Alaalax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Tabar darro awgeed la dhacdhacid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga alaalax

alaalixid | makalaalax | makalaalax | makalaalaxsan | makalaalaxsanaan | makalaalaxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg