Sakiiro

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Iin lugaha dadka gasha oo jilbaha isu soo dhoweysa. 2. Nabar ka dhasha shafka iyo jeeniga geelu markay is xoqaan. ld sakiir, sikiir, sikiiro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakiiro

sakiir | sikiir | sikiiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg