Sal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Jirrid, gun. 2. Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.

Sal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. (nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar). 2. (xis.) Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.

Sal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Hilib saafid. 2. Biyo ku oon beelid. ld sol.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sal

aadaan | aadaan | aadaminnimo | aadimo | ibagujee | ibagujo | ubbo | qaab | xaadi | haadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg