Xaadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid. tifaftirid, salaaxid

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaadi

xaadin | xaadir | xaadir | xaadiri | xaadirid | xaadirin | xaadiris | xaadirsan | xaadirsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg