Salaaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo falal aan laga fiirsan.
Salaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Neef xoolaad liidasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salaaf ↴
bayr | salaafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg