Salaamaco

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodax yaryar leh. ld saleelmac.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salaamaco

saleelmac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg