Salammadle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Shimbir Afrika ku nool oo aad u xoog badan, luqun iyo lugo dhaadheerna leh oo dusha ka madow hoostana ka cad oo cunaha hoos-tisa ku leh kiish dheer oo uu cuntada ku kaydsado. ld shalammadle.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salammadle ↴
shalammadle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg