Salaw

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qaylo iyo buuq dhiillo leh.


Salaw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lway, -lawday; -lwi)

Qaylo iyo buuq dhiillo leh samayn. ld salow².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salaw

salow | salwi | salwid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg