Salow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

1. Wax aasaas leh noqosho. 2. Wax la xaqiijiyey noqosho.


Salow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lway, -lowday; -lwi)

ld salaw².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salow

salaw | saloobid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg