Saliibiyiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saliibiyiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg