saliidee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

1. Wax saliid ku darid. 2. Wax saliid marin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saliidee

saliideyn [m.f.dh]
eeg saliidee. ld saliideys.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg