salxo
(m.l)

Wejiga korkiisa, labada meelood oo kor u jiidan oo aan timaha lahayn ee foodda labadeeda dhinac ku taal. ld salxanyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salxo

salxanyo [m.l]
ld salxo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg