Samaanyo
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:(Waayadii hore) xoolo wiilka dhasha laga bixiyo oo la siiyo dad gaar ah (yibir, caadaqaate).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga samaanyo ↴
loog | sintaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg