Sanaani

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xayawaan yar oo bacool ku dhex jira lehna faro uu wax ku qabsado oo badda ku nool lana cuno oo leh qanjiro dhala wax khad madow la moodo oo uu ku kaydsado kolay yar oo oogadiisa ku yaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sanaani


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg