sanan
(m.l)Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanan ↴
khuraafaad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Waxyaabo aan jirin oo la rumaysto; sanan.
meecaadsanansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld meecaadsanaan.
senen [m.l]
ld sanan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg