Sancee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-ceeyay, -caysay)1. Wax samayn. Tus. “Cali baa dhob dheri ka sanceeyey. 2. Wax daaweyn”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sancee ↴
sancayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg