Sannifaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Curinta wax la curiyo. 2. Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa-naaqo. 3. Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sannifaad ↴
sannif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg