Saxan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno/suxuun, m.dh)1. Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno. 2. Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
Saxan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(jool.) Bedka guud ee biyo shubka u ah webi iyo laagihiis.
Saxan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-xnaa, -xnayd)Wax la saxay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saxan ↴
baaf | xagal | abasaxan | absaxan | alji | badeecad | badrad | cagaarside | galangal | kafad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg