Seesar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Saxan yar oo wareegsan yarana godan oo korkiisa bakeerida la saarto, wixii ka soo daatana celiya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga seesar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg