Shaacays

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. Qori xabbad keliyaale ah oo waayadii hore lagu dagaallami jiray. 2. Wax si aan caadi ahayn u shaqeeya. 3. ld shaacayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaacays


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg